Madaxweynaha JFS mudane Xassan Sheikh Maxamud ayaa Ankara

Madaxweynaha JFS mudane Xassan Sheikh Maxamud ayaa Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiga mudane Hakan Fidan.
Waxayna ka wada hadleen arrimaha labada dal iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo xasilloonida gobolka.
 

Faafi

Share on facebook
Share on twitter
Share on linkedin
Share on whatsapp
Scroll to Top